-
×InformationNeed Windows 11 help?Check documents on compatibility, FAQs, upgrade information and available fixes.
Windows 11 Support Center.
About
Magaceygu kor ka arki kartaanba waa mowliid waxaan ahay macalin dhigg cilmiga kombiyuutarka, takhasuskeyguna waa isla madaadaas, waxaan mudo 10 sano ah bare sare ka ahayn jaamacadda Nuugaal ee ku taalla magaalada garoowe. Run ahaantii waxaan dhihi kara shirkaddaa HP waa mid ka mid ah shirkadaha ugu horreeya dhinaca Kombiyuutarrada waxayna soo saartaa kombiyuutarro casri ah oo tayadoodu aad u sarreeso. Waxaan ku jeclaaday shirkadda HP waxaa weeye kombiyuutarradeeda waa ku casriyaysan islamarka hadba waxay soo kordhisaa kuwo cusub. Waxaan dhihi karaa aad ayay uga horreysa shirkadaha kale ee sida Lenovo dell iwm kuwaas oo loolanka xoogga oo dhinaca suuqa kula jira shirkaddaan balse HP waxaa looga bartay laabtoobyo tayo waana taa midda keentay in suuq weyn ku yeelato caalamka oo idil.